Barnaamij Gaar ah : Dabaaldegyo aan horey loo arag oo ka dhacay Kuunyo Barrow.

Galinkii dambe ee shalay waxaa fagaare ku yaalla deegaanka Kuunyo Barrow ee wilaayada islaamiga ah ee Sh-hoose ka dhacay ciyaaro iyo dabaal degyo farxadeed oo ku saabsan Munaasabadda Ciidul Adxal Mubaarak.

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan waxay barnaamij gaar ah idin kaga diyaarisay dabaal degyadaas.

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Gaarka ah.

Halkan ka dhagayso Warbixin kooban Fantasyaha Ciida ee magaalada Kuunyo Barrow

Hoose Ka Daawo Sawirrada.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.