Barnaamij Gaar Ah: Digniin iyo Boorin Qaybta 1-aad (Dhegeysi Iyo sawiro)
Maamulka Gobalka shabelaha dhexe ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo hogamaiyaasha dhaqanka ayaa safar ku dhawaad laba todobaad qaatay ku maray Degmooyin iyo Deegaano Gobalka ka tirsan si ay Bulshada uga digaan u dheg raaricinta ama ka mid noqoshada Dowladda federaalka ah geesta kalena ay ugu booriyaan in ay Jihaadka kaalin lixaad leh ka qaaataan.
Wariye ka tirsan Idaacadaan Islaamig aha ee Alfurqaan oo Safarka qayb ka ahaa waxa uu sheegayaa in Deegaanada qaar ee wefdigu ay booqdeen ay yihiin kuwo aanay Xarakadu si toos ah u maamulin Muuqaalka dadkuna ka duwan yahay kan Dadka Wilaayaatka Islaamiga ah ku dhaqan.
Qaybta koowaad ee Barnmaaijyadaan oo tixane ah waxaanu ku eegeynaa kulan wefdiga uu la yeeshay Buslahda ku dhaqan Deegaanka Ceel baraf ee Gobalka shabeelaha dhexe .
Qaybaha dambe insha Allaah waxaanu idin kugu soo gudbi doonaa Barnmaaijyo kale oo xiiso leh.
Halkaan ka dhegeyso qaybta 1 aad ee Barnaamijka Digniin iyo Boorin