Degmada Saakow Oo Si Weyn Loogu Diyaar Garoobayo Munaasabadda Ciidul Adxaa.[Sawirro].

Diyaar garow aad u xooggan ayaa laga dareemayaa guud ahaanba Wilaayaadka Islaamiga ah, Kaas oo ku aaddan Munaasabadda Ciidul Adxal Mubaarak.

Degmada Saakow ee Wilaayada Islaamiga ah ee Jubooyinka ayaa kamid ah goobaha sida weyn looga diyaar garoobayo.

Hoos Ka Daawo Sawrirrada:

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.