Dhagayso:Diirada Jimcaha oo Lagu falanqeeyay Howlgal ay Alshabaab Fulisay.

Weerar naf hurnimo ah oo maalintii arbaca ahayd ka dhacay magaalada Marko ee shabeellaha Hoose ayaa Lagu dilay Cabdullaah Cali Axmed Waafow oo ahaa gudoomiyhii magaaladaasi.

Waafow waxaa la dhintay qaar katirsan ilaaladiisa.

Hadaba muxuu ka dhignaa Howlgalkaasi oo Lagu qiimeyn karaa.?Waana Kuma Waafow.?Su’aalahaasi iyo kuwa kale waxaa lagu falanqeeyay Diirara Jimcaha oo Todobaadkaan ay ka qeybgaleen Gudoomiyaha Odayaasha dhaqanka Shabeellaha Hoose Ugaas Ibraahim Maxamed Nuur,Injineer Xuseen Owgaab iyo Nabad doon Cilmi Xuseen.

Waxaa Barnaamijka soo jeedinaya Maxamed Daahir ee ka dhagayso linkiga hoose.

Halkan ka dhagayso Diirada Jimcaha 29 07 2022

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.