Dhageyso: 62 Sano Kadib Xurnimo Ku Sheegii Ay gaartey Soomaaliya, Dalkan Oo Weli Ku Jira Gumeysi Toos Ah Oo Ay Ku Hayaan Reer Galbeedka.

62 Sano ayaa laga joogaa markii gumeystayaashii reer galbeedka ay xurnimo ku sheeg siiyeen waddankaan Soomaaliya.

62 Sano kadibna wali Soomaaliya waxay ku jirtaa gumeysi, marka laga reebo deegaannada lagu maamulayo Shareecada Islaamka.

Hadaba halkaan hoose ka dhageyso qormo ku saabsan qodobkaan:

Halkaan Ka Dhageyso Warbixin 62 Sano Kadib 1960-kii Soomaaliya oo Gummeysi dhax muquuranaysa.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.