Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 26-12-1443.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa habeennimo isniin ah, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 26-12-1443 oo waafaqsan 24-07-2022,waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir