Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 27-12-1443.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa habeennimo Talaado ah, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 27-12-1443 oo waafaqsan 25-07-2022,waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir