Dhageyso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Odayaasha Ee Ciida.
Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa tartan aqooneed u qabatay odayaasha dhaqanka wilaayada islaamiga ah ee Sh/dhexe, tartanka ayaana ahaa mid ay si diirran usoo dhaweeyeen indheer garadka.
Odayaasha ayaa sheegay in tartankan uu muujinayo dowrka ay odayaashu ku leeyihiin aqoonta iyo ka qeyb qaadashada farxadda munaasabadda ciida, gunaanadkii tartanka waxaa jiray hadiyado la gudoonsiiyay waxgaradka. Tartanka ayaa waxaa taaba galisay wilaayada islaamiga ah ee Sh/dhexe, waxaana uu ka dhacay degmada Aadan Yabaal.
Halkan Ka Degso Barnaamijka Tartanka Odayaasha Sh Dhexe 1443- 2022