Dhageyso: Sheykh Abuu Muscab Oo Shir Jaraa’id Uga Dadlay Dilkii Waafoow, Dagaalkii Caato Iyo Arrimo Kale.

Sheekh Cabdi Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidanka Xarakada Al Shabaab ayaa shir jaraa’id ku faah faahiyay weerarkii lagu dilay Cabdullaahi Waafoow ee maanta ka dhacay degmada Marko.

Sidoo kale Sheekh Abuu Muscab ayaa shirkiisa Jaraa’id kusoo hadal qaaday weerarkii khasaaraha badan lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka Liyuu Booliska ee ka dhacay deegaanka Caato ee gobolka Bakool.

Halkan ka dhageyso Shirka Jaraa’id ee Sh.Abuu Muscab

Kusoo Biir Channelka Al-furqaan Ee Telegram.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.