Dhageyso Taliska Ciidanka Al-Shabaab Oo War Ka Soo Saaray Dagaalkii Caato.

Taliska ciidanka Xarakada Al-Shabaab ayaa war cusub kasoo saaray weerarkii cag marinta ahaa ee markale ka dhacay deegaanka Aato ee dhaca xad beenaadka ay wadagaan Soomaaliya iyo Itoobiya.

Afhayeenka ciidamada Al-Shabaab Sheekh Cabdi Caziiz Abuu Muscab ayaa shir Jaraa’id ku sheegay in dhimashada ka dhalatay weerarkii Aato ay gaartay in kabadan 150 askari oo katirsan maleeshiyaadka loogu yeero Liyuu Booliska.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.