Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 27-12-1443, oo waafaqsan 26-07-2022, Warka duhunimo waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd.