Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arboco, taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 21-12-1443, oo waafaqsan 20-07-2022, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.