Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arboco taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 07-11-1443 oo waafaqsan 06-07-2022, soo jeedinaya Haashim Cabdi-Naasir.