Dumar Muslimaad Ah Oo Agabyo Kala Duwan Ugu Deeqay Ciidanka Al-Shabaab.(Sawirro)
Xilli uu sii xoogeysanayo dagaalka lagula jiro ciidamada shisheeye ee kusoo duulay Soomaaliya ayay shacabka soomaaliyeed kaalin weyn ka geysanayaan taageerada halganka.
Agabka ay gabdhahan wareejiyeen ayaa waxaa kamid ahaa 100 go,ya la hugsado, 125 Cimaamad, 400 oo caagaga Biyaha lagu qaato oo si wanagsan loo farsamyeey a, 31 loor oo Buskud ah iyo kartoomo Timir ah waxana ay gabdhihi soo diyaariyey xafladdan ay ugu magac dhiyeen Taakuleenta Mujaahdiinta ee Nusayba Bintu kacab.