Howlgal Lagu Dilay Xabno La Shaqeynayay Sirdoonka Kenya Oo Ka Dhacay Gedo

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa ku waramaya in habeenkii xalay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaan hoostaga degmada Ceelwaaq, kaas oo lagu beegsaday xubno la shaqeynayay dowladda Kenya.

Howlgalkaan oo ay Mujaahidiintu si gaar ah kaga fuliyeen tuulada Garilley ee gobalka Gedo ayaa waxay ku khaarijiyeen laba xubnood oo la shaqeynayay ciidanka Kenya ee xooga ku jooga qeybo kamid ah gobolkaas.

Labadaan ruux ee la dilay oo midi ay haweenay tahay ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray C/Salaan Cusmaan Buraash, iyo Aamino Cusmaan Buraash, waxayna si gaar ah ula shaqeynjireen Sirdoonka Kenya.

Ciidamada Xarakada Al-Shabaab ayaa marar badan howlgallo gaar ah oo lagu dilay xubno la shaqeynayay Kenyatiga ka fuliyay magaalooyinka iyo deegaanada ay gobolka Gedo kaga sugan yihiin ciidamada Kenya iyo maamullada ay dowladda Kenya halkaas ka hirgalisay.

Kusoo Biir Channelka Al-furqaan Ee Telegram.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.