Maxaa Kusoo Kordhay Weerarkii Cuslaa Ee Lagu Qaaday Deegaanka Caato.?
Khasaare aad culus oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ciidamada Liyu Bolis kasoo gaaray weerarkii cuslaa ee saakay lagu qaaday fariimaha ay kaga sugnaayeen deegaanka Caato ee gobalka Bakool.
Waxaa sidoo kale jira maxaabiis dagaal oo ay gacanta kusoo dhigeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Hadaba si’aad ula socoto xogihii ugu dambeeyay ee weerarkaas kusoo biir barta aan ku leenahay Telegramka.
Kusoo Biir Channelka Al-furqaan Ee Telegram.
Halkaan Ka Dhageyso Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo Weeraray Caato.