Multaqo Cajiib ah Oo Lagu Qabtay Magaalada Kuunyo Barrow. (Sawirro+Warbixin)

Fagaaraha weyn ee Sayid Muxamad Cabdulle Xasan ee magaalada Kuunyo Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaa habeenkii xalay ka dhacay multaqo ballaaran, kaasoo loogu magacdaray ” Multaqaha farxad gelinta Muslimiinta” kaasoo lagu soo khatimayay fantasyihii Ciida.

Halkan ka dhagayso Warbixin Multaqaha As-Suruur ee farxadgelinta Muslimiinta- Kuunyo Barrow

You might also like
1 Comment
  1. abdirahman says

    masha Allah wanku faraxsanahay bandhiga
    waxaanleyahay ilahey ha idin barakeyo

Leave A Reply

Your email address will not be published.