Sawirro: Horumar Dhanka Beeraha Ah oo Ka Jira Degaano Ka Tirsan Sh/hoose.
Degaano ka tirsan Sh/hoose oo hoos taga degmooyinka Baraawe iyo Kurtunwaarrey ayaa waxaa laga dareemayaa horumar dhanka beeraha ah, waxaana beeraha ay u badan yihiin kuwii lagu beertay roobkii guga.
Degaanadaasi waxaa kamid ah Nasrudiin ama Holowkaaley oo aan dhawaan booqasho ku tagnay.
HOOS KA EEG SAWIRRADA