Dhageyso 6 Basaasiin Ah oo Lagu Dilay Fagaare Ku Yaalla Jilib.

Fagaare weyn oo ku yaalla magaalada Jilib ee wilaayada Jubbooyinka ayaa waxaa maanta lagu dilay 6 basaasiin ah oo u shaqeynayay sirdoonka Mareykanka, Kenya iyo DF.

Basaasiintan ayaa gacan ka geystay duqeymo loo geystay dagaalyahanno shabaab ah iyo dad shacab ah oo uu kamid yahay maamulihii shirkadda Hormuud ee Jilib.

Qaadiga ayaa fagaaraha ka akhriyay xukunka eedeysanayaashan isgaoo faahfaahiyay dhacdooyinkii ay geysteen, markii la fulinayay xukunka dad weynuhu aad ayay u qiireysnaayeen waxayna ku dhawaaqayeen takbiirta.

Halkan Ka Degso Qaadiga Iyo Xukunkii Uu Ku Dhawaaqay

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.