Al-Shabaab Oo Baahisay Maxaabiistii & Hubkii Ay Kusoo Furatay Dagaalkii Caato.(Sawirro)
Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay baahisay sawirrada maxaabiis dagaal oo ay kusoo qabatay dagaalkii ka dhacay deegaanka Caato ee gobalka Bakool.
Sawirrada ayaa waxaa sidoo kale lagu soo bandhigayaa hubkii ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kusoo furteen dagaalka.
Dhageyso Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo Baahisay Hubkii Ay Kusoo Furatay Dagaalkii Caato.
Hoos Ka Daawo Sawirrada: