Barnaamijka Ilbaxnimadu Waa Islaamka [Dhameystiran]

Xilligan aynu noolnahay waxaa mugdi badni ka jiraa mafhuumka Ilbaxnimada ama Xadaarada, reer galbeedka ayaa maadada u arka iney tahay halbeega rasmiga ah ee Xadaarada, halka Islaamkana uu Xadaaradda iyo Ilbaxnimadu ku qiimeeyo miizaanka Towxiidka.

Hadaba Idaacadda islamaiga ah ee Al-Furqaan ayaa qabatay barnaamij gaar ah oo loogu magacdaray  “Ilbaxnimadu Waa Islaamka” kaasoo lagu soo bandhigayo Jaahiliyaddii hore iyo tan mucaasirka iyo sida uu Islaamku uga duwanyahay.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.