Daawo Qeybtii 1aad Muuqaallo Lagu Soo Gudbinayo Gurmadkii Abaaraha ee Xarakadu Sameysay Sanadkan

DF waxay ku fashilantay iney deeq la taaban karo gaarsiiso dadka ku nool Muqdisho ee xeryaha loo ooday, waxay awoodi weysay iney miisaaniyadeeda wax uga jarto, taa badalkeedana waxay isku mashquulineysaa in dalalka shisheeye loo qeylo dhaansado.
Sida laga arki karo muuqaalka, Xarakada Al-Shabaab ayaa dadaalkeeda isugu geysay sannadkan samatabixinta dadka ay abaaruhu saameeyeen.