Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 08-01-1444.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa habeennimo Axad ah, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 09-01-1444 oo waafaqsan 06-08-2022, barnaamijka waxaa soo jeedinaya Zakariye Cumar.