Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 04-02-1444
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa habeenimo Arbaco ah Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 04-02-1444 oo waafaqsan 30-08-2022, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.