Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 28-01-1444
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa habeennimo Jimco ah, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 28-01-1444 oo waafaqsan 25-08-2022,Ku soo dhawaada Barnaamijka Dhuuxa waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir.