Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan looga hadlay mowduuc xasaasi ah, waxaa lagu lafa guray sababta ay Muqdisho ugu bateen dhibaatooyinka iyo amni darrada kadib markii Xassan Sheekh la doortay, waxaana marti ku ah qaar kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed.

Halkan Ka Degso Biiradda Jimcaha 19-08-2022

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.