Dhageyso Diirada oo looga Hadlay Dagaalka Alshabaab iyo Liyuu Police.
Barnaamijka Diirada Jimcaha oo ah Barnaamij todobaadle ah ayaa maanta looga hadlay dagaaladii udanbeeyay ee dhex maray Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab iyo Liyuu Boolis.
Waxaa ka qeybgalay Barnaamijka Falanqeeyaasha Maxamuud Ugaas iyo Cabdullaahi Cali Cadceed, waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa Aaraahda dhagaystayaasha ee Idaacadda Alfurqaan.