Dhageyso: Howlgallo Kala Duwan Oo Ka Dhacay Qeybo Kamid Ah Goballada Dalka Iyo NFD.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa qaaday silsilado weeraro ah, kuwaas oo ka lala dhacay qeybo kamid ah goballada dalka, iyo dhulka NFD ee ku hoos jira guemsyiga dowladda Kenya.
Halkaan Ka Dhageyso Faahfaahin ku aadda weeraradii xalay dhacay.