Dhageyso: Imaarada Islaamiga Ah Oo Baahisay Muuqaal Cusub Oo Xiiso Badan.(Warbixin)
Waa isdaar ka duwan isdaaradkii hore ee Jihaadiga ah ee laga yaabo inaad marar badan daawatey, waxaana lagu soo bandhigayaa mucaskar heerkiisu aad u sarreyso oo gaarsiisan mustawo dowladeed oo markii ugu horeysay taariikhda mucaasirka ah la siinayo ciidamo taabacsan dowlad islaami ah oo ka jirta caalamka, dastuurkeedu yahay kitaabka Allaah, astaanteeda iyo calankeedana uu yahay raayada Towxiidka!
Waa imaarada islaamiga ah ee Afqaanistaan, ciidankuna waa ciidankii Towxiidka oo uu Allaha cazza wajalla isugu daray awoodda Iimaanka iyo tan maaddiga ah, Allaahna uu istikhlaaf ku siiyay Afqaanistaan, kadib 20 sano oo xiriir ah oo ay la halgamayeen Shisheeyey jinsiyado kala duwan leh oo uu horboodayay Maraykanka waayo dhow ku amar taagleynayay dunida, hadase uu gabalkiisa sii dhacayo!
Mu’assasada warbaahineed ee Al-hijra oo kamid ah mu’assasaatka Jihaadiga ah ee hoostaga wasaaradda Warfaafinta ee Imaarada islaamiga ah ee Afqaanistaan ayaa baahisay filim xiiso badan, aad iyo aadna kuusoo jiidanaya, laguna soo bandhigyo mucaskar mustawihiisu yahay kii ugu wanaagsanaa ee la siinayo ciidanka Mujaahidiinta gaar ahaan guutooyinka sida gaarka ah u tababaran ee ay Istish-haadiyiintu kamid yihiin.
Si’aad udaawato muuqaalkaas Kusoo Biir Channelka Al-furqaan Ee Telegram.
Halkaan Ka Dhageyso Warbixin filimka cusub ee Al-Hijra- Mucaskarka Al-Faatix.