Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 25-01-1444, oo waafaqsan 23-08-2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.