Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Idaacadda Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 26-01-2022, oo waafaqsan 24-08-2022, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.
Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Al-furqaan.