Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Idaacadda Al-Furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Khamiis, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 20-01-1444, oo waafaqsan 18-08-2022, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali.

Halkaan ka dhegeyso War Duhur 18 08 2022

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.