Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso
Maanta waa Talaado Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 03-02-1444, oo waafaqsan 30-08-2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.