Sawirro: Gabdho Ka Qalin Jabiyay Xalaqada Sidiiqa Biti Siddiiq Ee Sh/hoose.

Kadib dadaal muddo sannad ah socday, maanta ayay mirahoodii gurteen, waa haween ku nool degaanka Kuunyo Barrow ee wilaayada Sh/hoose, waxay ka qalin jabiyeen Xalqada Sidiiqa Binti Sidiiqa, halkaasoo ay ka barteen culuum sharci ah.

Waxaa loo sameeyay munaasabad dhiira galin u ah waxbarashadadooda waxaana la gudoonsiiyay shahaadooyin. Hooyada diinta baratay ee ku dhaqmeysa ayaa ah tan soo saari karta jiil wanaagsan oo dhaqan iyo anshax leh.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.