Dhageyso: Ciidamo Huwan Ah Oo Illaa 8 Jeer Lagu Jabiyay Duleedka Muqdisho.

Dagaallo culus u dhaxeeya ciidamada Mujaahidiinta iyo kuwa DF oo maanta ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey kamaa’in u dhigeen kolanyo kasoo baxay degmada Dayniile, islamarkaana duulaan ku ahaa deegaano lagu maamulo shareecada Islaamka oo ku yaala duleedka Muqdisho.

Ilaa 8 Jeer ayaa askartaan lagu jabiyay dagaalka, waxaana soo gaaray khasaare baaxadleh oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, iyadoona laga gubay gaari C/Bile ah.

Dhaawacyo fara badan ayey ciidamada DF ku daabuleen 2 gaari oo Cabdi Bile iyo mid Ambalas ah.

Halkaan Ka Dhageyso Ciidamo huwan ah oo illaa 8 jeer ku jabay duleedka Muqdisho.

You might also like
1 Comment
  1. Hamza says

    Guul guul xarakatul al shabab mujaxidin dila gumada bacsada melkasto ayjogan murtadka

Leave A Reply

Your email address will not be published.