Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 16-02-1444, oo waafaqsan 12-09-2022, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cali Aadan Xassan.