Beegsashada Hogaanka Mujaahidiinta Saameyn Maku Yeeshaa Halgankooda?(Dhagayso Warbixin)

Inkastoo geerida ama istish-haadka culimadu ay tahay duleel ay adagtahay in la buuxiyo, hadana wuxuu Alle barakeeyay dacwooda, wuxuuna qubuul u geliyay quluubta shababka muslimiinta, kalimaadkoodana waxay la jaan qaadayaan waqti kasta iyo zaman weliba.
Mid kamid ah hogaankaas saadiqiinta ah sidaan u rajeyneyno waa caalimka rug cadaaga iyo hogaamiyaha haldoorka ah Al-Sheykh Mukhtaar Cabdiraxmaan Abuzubeyr.
Sheekh Mukhtaar wuxuu sanooyin badan ahaa hogaamiyaha mujaahidiinta geeska Africa ahna Amiirka Xarakat Al-Shabaabil Al-mujaahidiin, wuxuu Alle ku sharfay sababna uga dhigay dadaalkiisa isagoo ay garab taaganyihiin walaalihiisa kale in Soomaaliya laga dhiso qalcad adag oo gabaad u ah muslimiinta iyo muhaajir weliba oo diintiisa lasoo cararay.
Hadaba Warbixintan waxaanu ku eegeynaa mid kamid ah hogaamiyaasha Mujaahidiinta ee shahiiday, iyo sida uu u bulaalay Jihaadka.
Halkan ka dhagayso Warbixin Istish-haadka Hogaanka Saameyn Maku keentaa Jihaadka?