Beesha Murusade oo sheegtay in ay Dhulkeeda ka difaaceyso Cidi ku soo duusha.
Kulan ka dhacay Magaalada Wabxo ee Gobalka Galgaduud ayay Beesha Murusade ku shaacisay in ay ka soo horjeedo duulaamada ay wadaan Ciidamada Dowladda Federaalka ah iyo Mooryaanta kale ee la soo hubeeyay.
waxay tilmaantay in ay naf iyo Maalba u hureyso difaacadd Dhulka ay degan thaya oo iminak Shareecada Islaamka lagu xukumo.
waxay intaa ku dartay in aanuu jirin qabiil ay duulaan ku tahay laakiin wixii u yimaada oo soo gardareysta ay iska dhicineyso.
Ugaaska Beesha Murusade Cabdullaahi Daahir Axmed ayaa ka mid ahaa dadka goobta ka hadlay ee sida daran u goodiyay