Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 02-03-1444.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Arbaco ah Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 02-03-1444 oo waafaqsan 27-09-2022, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamad Daahir.