Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 03-03-1444.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Khamiis ah Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 03-03-1444 oo waafaqsan 28-09-2022, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamad Daahir.