Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 23-02-1444.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah Taariiiikhda hijrigu waxay ku beegan tahay 23-02-1444 oo waafaqsan 18–09-2022, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamad Daahir.