Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 30-02-1444.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 30-02-1444 oo waafaqsan 25–09-2022, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamad Daahir.