Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa habeenimo Isniin ah, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 16-02-1444 oo waafaqsan 11–09-2022, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Sakariye Cumar.