Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Iyo Duullaanka Soomaaliya.
Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.
Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan looga hadlay ujeedada rasmiga ah ee ka dambeysa duullaanka lagu soo qaaday dalka Soomaaliya.