Dhageyso Beesha Maxamuud Hiraab oo Ka Hadashay Mowqifkeeda Ku Aadan Dagaalka Uu Ku Dhawaaqay Xassan Sheekh.
Beesha Maxamuud Hiraab oo ah mid kamid ah beelaha ugu caansan Soomaalida islaamrkaana aanan waligeed gumeste la shaqeyn iney la dirirto mooyaane, ayaa ka hadashay mowqifkeeda ku aadan dagaalkii uu dhawaan ku dhawaaqay Xassan Sheekh.
Xaaji Bashiir Axmad Xayle oo kamid ah waxgaradka beesah ugu caansan kuna sugan Galgaduud ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal shalay ka dhacay inta u dhaxaysa Ceel-la-helay iyo sinadhaqo, sidoo kale wuxuu ka waramay mowqifka beesha ee ku aadan xubno sheegay iney Maxamuud Hiraab yihiin kuna duulayaan degaanada beesah.
Ugu dambeyn wuxuu wareysigan xasaasiga ah uga warramay go’aanada ay wada qaateen odayaasha dhaqanka ee beesah iyo godobo badan oo ay ka tirsanayaan Xassan Sheekh, wuxuuna hadalkiisa kusoo gabagabeeyay baaq ku socda Soomaalida iyo beelaha dega gobolka.
HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA XAAJI BASHIIR AXMAD XEYLE