Dhageyso: Dhoolatus Mellatari Oo Ay Soo Bandhigeen Ciidanka Imaarada Islaamiga Ah.(Falanqeyn)
31-dii Bisha Augosto sannadkii 2021-ka, waxaa askarigii ugu dambeeyay ee American ah uu isaga baxay waddanka Afganistan, taas oo ka dhigneyd in 20 sano kadib dalka Afganistan uu gaaray xurriyad lagu helay Halgan iyo Jihaad.
Haddaba sannad kadib waddanka Afghanistan waxaa ka dhisan dowlad islaami ah, oo leh ciidan awood badan, kuna xirneyn dowlado shihseeye.
Waxaad kusoo dhawaataan Falanqeyn ku aaddan dhoolatus Mellatari oo ay soo bandhigeen qeybaha kala duwan ee ciidanka Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistan, xilli ay goob joog ahaayeen Masuuliyiin katirsan xukuumadda islaamiga ah ee Kabul.
Si’aad udaawato muuqaalkaas Kusoo Biir Channelka Al-furqaan Ee Telegram.
Halkaan Ka Dhageyso Falanqeyn_Sanad_kadib_xurnimada_Afqanistaan_iyo_dhoolatus_milliteri.