Dhageyso Diiradda Jimcaha Oo Looga Hadlay Weeraradii 11 September.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan looga hadlay xogaha dahsoon ee duulaannadii 11 Septembar, kuwaasoo 21 sano kahor ka dhacay gudaha dalka Maraykanka.

Halkan ka dhagayo Barnaamijka Diiradda Jimcaha 16-09-2022

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.