Dhageyso: Sh-Abuu Muscab Oo Shir Jaraa’id Ku Faah Faahiyay Howlgallo Ka Dhacay Koonfurta & Bartamaha Soomaaliya.

Taliska ciidanka Xarakada Al Shabaab ayaa faah faahin ka bixiyay weeraro iyo qaraxyo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay degmooyin iyo deegaanno dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab ayaa shir jaraa’id ku sheegay in khasaara culus ay gaarsiiyeen ciidamada dowladda kadib weeraro iyo qaraxyo ka dhacay gobollada Gedo,Galguduud,Hiiraan iyo Banaadir.

Halkan ka dhageyso shirka Jaraa’id ee Abuu Muscab MP3

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.