Dhegeyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco Taariikhda hijrigu waxay ku beegan tahay 06 02-1444H oo ku asteysan 02-09-2022. Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd.
Halkaan ka Degso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta .mp3
Halkaan hoosena ka Dhageyso barnaamijka Tarbiyada Caruurta