Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Idaacadda Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa sabti,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 21-02 -1444, oo waafaqsan 17-09-2022, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd Cali .